x
בניית אתרים בחינם
 

Alu mucalim


inaaa ilaah wa inaa ilayhirajicuun waxaan tacsi tiiranyo leh u diraa dhamaan

rer sheekh ibraahim geeridee naxdinta lahayd oo kutimid aabahood sheekh ibraahim sahal sheekh cabdi dheeg

oo kugeriyooday magala madaxda D.D,S.I EE jigjiga marlabaad waxaan ilayahay samay iyo imaan ilaah ha adinka

kasiyo marxumkana janatul fardowds ilaah ha galiyo qabrigana ha u waa siyciyo alaahuma amiin amiin amiin

my2all.com - Website Building - my2all.com - WebSite Building